X

Baashe Cali Jaamac oo ka digarogtey Kulmiye yuuse ku biirey

Baashe Cali Jaamac ayaa ka digarogtey Kulmiye oo maalmahan u kula jirey ololaha. Baashe ayaa ka soo jeda gobolka Sool waxayna ku tahay Muuse Biixi dhabarjab weyn ayagoo markii horeba taladu ku ciirsanayd.

Dhinaca kale waxa iyadna xilka iska casiley wasiir ku xigeenka Boosaha kuna biirey Wadani.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.