X

Badda Saylac oo ku soo fatahdey dhinac magaalada ah iyo dugsiyo iyo maayerka oo ka hadlay+MUUQAAL

Saylac–Maayerka Saylac oo uu weheliyo wasiirka ciyaaraha maamulka Siilaanyo ayaa booqdey dugsi halis ugu jira in ay biyaha baddu soo gaadhaan iyadoo magaalada sideedaba aad loogu dhaweeyay biyaha badda oo xilliyada qaar ay si fiican u gaadho.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.