Badhasaab maamulka Hargeysa u magacowdey Buuhoodle laakiin Hargeysa fadhiya kana baqaya in lagu dilo Buuhoodle ayaa u jawaabay Galmudug oo madaxweynahooda shirkii Kismaayo ka sheegay in maamulka beesha dhexe ka maqan yahay shirka kana mid yihiin maamulada ka Jira dalka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS