Badhasaab ku xigeenka Saaxil oo ka waramay sida loo diley taliyaha ciidanka gobolka
Badhasaab ku xigeenka gobolka Saaxil ayaa ka waramay sida uu u dhacay dilka taliyaha ciidanka gobolka C/risaaq Yuusuf Casayr oo u tagey tuulo ka tirsan gobolka in uu dhexdhexaadiyo laakiin lagala hor yimi rasaas.