Badhasaab ku xigeenkii hore ayaa taageeray go’aankii maxkamada Hargeysa ay laba sano ugu kordhisey Siilaanyo iyo beeshiisa oo iyagu aad u rabay in ay xukunka sii hayaan. Badhasaab ku xigeenkii hore ayaa boos ka raadinaya Siilaanyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM