Badhasaab Mustafe Shiine oo Saylici isku dhaceen oo ka hadlay xilka cusub ee loo magacaabay
Badhasaab Mustafe Shiine oo Saylici isku dhaceen ayaa ka hadlay xilka cusub ee loo magacaabay ee ah badhasaabka cusub ee Hargeysa halka badhasaabka Hargeysana loo magacaabay Awdal.