X

Badhasaab Ramaax waa laaluush qaate weyn ay shaqadiisu noqotey in uu soo jeedinada lacag ka qaato

Madaxa xisbiga Wadani ee gobolka Awdal C/kariin Maal ayaa ka hadlay nooca u yahay badhasaab Ramaax isagoo ku tilmaamey nin aan hawl gobolka u hayn hase ah laaluush qaate weyn lacag ka qaata soo jeedinada ka dhanka maayerada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.