Badhasaab Siilaanyo u magacaabay Buuhoodle oo diidey qaska Xaglatoosiye
Badhasaab ku magacaaban Buuhoodle oo Siilaanyo magacaabey ayaa ka soo horjeestay qaska Xaglatoosiye ka wado wuxuuna cambaareeyay falalkii Xaglatoosiye ku rasaaseeyay kuna dhacay agabka wariye Cali Dhegjar.