Badhasaabka Awdal ayaa cafis ka dalbadey dadweynaha reer Boorama oo aad ugu khasaaray joogistiisa. Waxa kaaga daran isagoo Boorama jooga ayuu u leeyahay waxaan jooga Boorama. Waxa taas ka horeeya Suldaan Abshir oo isagu diraya salaanta ciida.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS