Ramaax ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday Boorama sidii gurigiisa weerarka loogu qaaday isagoo ka hadlay gaadhi Hindiga sida xun ugu batay kana dhigey Bombay 2. Ramaax ayaa sheegay in sharci cusub laga soo saaray sida loo wado gaadhi Hindigan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM