X

Boorama dawladii dhexe ayay kabi jirtey iyadiibaa bilaa lacaga ma dhacayso: Ramaax?+MUUQAAL

Borama–Badhasaabka Siilaanyo ayaa canaan la dul fuulay golaha deegaanka Boorama oo hadda lacag la,aani hayso iyo mishaharkii oo ay bixin waayeen. Boorama waxay kabi jirtey dawladii dhexe ee Somaliya iyadiiba bilaa lacaga ma dhacayso..Lacagta masaakiinta laga ururiyo ayaa si toosa loogu gudbiyaa khasnajiga Xirsi Tooriile iyadoo maanta dadkii ka mishahar la, yihiin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.