Badhasaabka Awdal Ramaax ayaa martiqaad u sameeyay culimo marti ku ahayd gobolka oo ka yimi Masar. Waxa goobta martiqaadka ka hadley sheekhal baladka Sh C/llaahi Sh Cali Jowhar iyo martida u joogta ee Masaarida waxayna ka mahadceliyeen sida lo soo dhaweeyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM