Badhasaabka Awdal oo qayra masuul ku tilmaamey nin gudiga doorashada ah oo waxba la socon
Badhasaabka Awdal oo qayra masuul ku tilmaamey nin haysta gudiga doorashada Awdal oo aan waxba kala socon waxa ka dhacaya gobolka iyo sida foosha xun ee ay u maamulayaan kaadh qaadashada.