Boorama–Badhasaabka Awdal Ramaax ayaa gaadhi ku wareejay gudoomiyaha degmada Quljeed kaasi oo uu sheegay in degmadu in muddo ah sugeysay. Waxa gaadhiga gudoomiyay isla gudoomiyaha degmada Quljeed oo isagu Boorama ku sugnaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM