X

Badhasaabka Berbera oo ka waramay haamo shidaal oo la wareejiyo iyo waxba kama ogi

Badhasaabka gobolka Saaxil ayaa wax laga waydiiyay haamaha shidaalka Berbera oo la sheegay in la wareejinayo. Suaal ku saabsanayd arintaasi ayuu ku sheegay in aanu waxnba ka ogeyn..suaal kale oo la waydiiyay fiiri muuqaalka hoose.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.