Boorama–Badhasaabka Siilaanyo ee Boorama ayaa la kulmay wakiilka Itoobiya u fadhiya Hargeysa oo maanta booqasho ku yimi Boorama. Ramaax ayaa ka gariiray suaalo ku saabsan suldaan Wabar oo la waydiiyay sheegayna in isaga aan farta lagu soo fiiqin ee ay dhegeystaan waxa wakiilku yiri.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS