X

Badhasaabka Boorama oo been u sheegay reer Awdal shir ka dhacay Boorama oo salaadiintu madaxa isla gashay+MUUQAAL

Boorama–Badhasaabka Boorama iyo duqey uu la shiray ayaa isla qaatay in lala dagaalamo xaalufinta dhirta oo ay shegeen in ay hadda soo degeen shirkado waaweyn oo hal shidaya in ka badan tobaneeyo geed iyagoo aan beerayn wax dhira oo lagu  bedelo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.