Dil maanta ka dhacay Boorama ayaa lagu dilay xidigle halka gaashaanlana uu dhaawac yahay lama garanayo sababta uu dilka u gaystay mar aan la xiriirney qaar ka tirsan xerada uu joogey. Ramaax ayaa sheegay in gaashaanlaha dhaawacan loo qaadi doono dalalka jaarka wa sida uu sheegay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM