X

Badhasaabka cusub ee Awdal u fadhiya Siilaanyo ayaa shir jaraaid qabtey kana waramay sida uu dilka uga badbaaday iyo amaan reer Awdal+MUUQAAL

Hargeysa–Badhasaabka cusub ee Siilaanyo u fadhiya AWdal Ramaax ayaa saxaafada uga waramay sidii u dilka uga badbaaday isagoo ka gaabsaday in uu faahfaahiyo cida ka dambeysay sheegayna in uu u daynayo baadhitaanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.