X

Badhasaabka gobolka Awdal ee Siilaanyo uga wakiilka ah ayaa ka hadlay ciidanka la geeyay+MUUQAAL

Boorama 23 Dec 2014–Badhasaabka Awdal uga wakiilka ah Siilaanyo Cabdoo Aayar ayaa ka hadlay ciidanka Xirsi Tooriile iyo Cadami ku soo daadgureeyeen Boorama iyo Quljeed..wuxuu yiri gobolkan nabad ayaa lagu bartey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.