Boorama 08 Jan 2015--Badhasaabka gobolka Awdal Cabdoo Aayar waa fadhiid hagar daamo weyna gobolka u gaystay hal mashruucna ma filan had iyo jeerna wuxuu ka shaqeeyaa Hargeysa iyo London. Yuu la shaqeeya lama garanayo. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS