Badhasaabka gobolka Hargeysa ayaa ka hadlay caaqil Jaarso ah oo lagu caleemo saaray Hargeysa oo culimada iyo siyaasiyiinta beesha dhexe ay ka gariireen. Wuxu yiri caaqilka waxa loo doortey in uu ka taliyo danta Jaarsada ee Hargeysa ee uu ku sheegay in ay hayaan shaqooyinka hoose.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM