Badhasaabka Awdal u jooga Muuse Biixi ee lagu naasnuujiyo xilli kumanaan reer Awdala bilaa shaqo yihiin ayaa caruur ka cabsiin ka dhigtey dadka idiin imanaya ma iman doonaan iyo waa goobtii waxbarashada.
Wuxuu run ku sheegay in guryaha degmada intaan la dhisin la sii kireysto wuxuuse ilaaway in weerarku ku wajacneyn Boorama lafteeda ama dhexdeeda iyo dadka degan oo dhulkooda degan. ayuu yiri Xuseen Warsame oo Hargeysa jooga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS