X

Badhasaabka Saylac oo beeniyay in ay shidaal u geeyaan dagaalyahaniinta Xuutiyiiinta Yaman ee Yaman ka taliya+MUUQAAL

Saylac–Badhasaabka Saylac ayaa shir jaraaid kaga hadlay oo beeniyay warar sheegaya in Saylac shidaal looga geeyo dawlada Yaman qaasatan qaybta Xuutiyiiinta oo Sucuudigu ku bilaabay dagaal diimeed uu caalamka been ugu sheegayo. Maba haysano maxaan shidaal u gaynaa ayuu ku qayliyuay badhasaabku.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.