Boorama–Shir xasaasiya oo uu horfadhiyay wakiilka Siilaanyo uuna isugu yeedhay suldaanka weyn ee Suldaan Saleebaan oo hilfaha laysku qaaday layskuna xamaan qaatay waxana ka dhacday ha I naqdiyin. Badhasaabka Siilaanyo oo arkay kala qoqobka hanjabaad qarsoona u tabiyay Suldaan Saleebaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS