Boorama–Badhasaabka Siilanyo ee Boorama ayaa hadal beerlaxawsi ka jeediyay Boorama kuna faanay in ay qabtaan qoryo maalinkasta. Wuxuu kaloo u sheegay dhalinta in la meelaynayo haddii ay ka soo cararaan kacdoonka reer Adal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS