X

Badhasaabka Siilaanyo u fadhiya Awdal oo bedelkiisii Berbera laga naxay wuxuu ku macneeyay+MUUQAAL

Ninka kooxda Siilaanyo uga maarmi wayday in uu u fadhiyo Awdal ayaa mar laga bedelay Berbera laga naxay waxa uu ku hadaaqay isagoo halqabsi uga dhigtey asxaabo Ilaahay dartii u jihaaday.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.