Boorama–Badhasaabka Boorama u jooga Siilaanyo Ramaax ayaa booqday xarunta agoomaha ee loo yaqaan kaalmo iyadoo isla goobtaas ay ka hadashay hogaanka xarunta oo sheegtay in xarunta ku jireen ila 170 hadase ku jiraan tiro intaas ka yar.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS