X

Badhasaabkii diinta caayay ee Awdal oo toobad keenay iyo Sh Xasan oo u jawaabay

Badhasaabka Awdal

Dhawaan ayay ahayd markii fadhiidka Muuse Biixi u shaqo geeyay Awdal uu diinta caayay kadibna waxa nasteexo u direy culimo uu ugu horeeyo Sh Xasan Daheeye una sheego inuu ka toobad keeno, diintuna qabto in la dilo.


Haddaba badhasaabkan fadhiidka ee ka shaqaysta Awdal ayaa sheekha ku sheegay inuu shabaab yahay halkuu sheekhuna ugu jawaabay in reerkiisa (ISAAQ) uga dhowdahay.

Hoos ka wada daawo



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.