X

Badhasaabkii hore ee Boorama Cabdoo Aayar oo isna ka diga rogtey Siilaanyo: waan is casilay

Badhasaabkii hore ee Boorama Cabdoo Aayar ayaa isna sheegay in uu Siilaanyo iska casilay. Waxaan rabaa in aan idiin sheego reer Burco in aan iska casilay xilkii aan Siilaanyo u hayay ee la taliyaha arimahga dibedda. Cabdoo ayaa markii horeba ahaa bilaa xil.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.