Dhamaan bahda Araabinews waxay tahniyad u dirayaan boqor C/xakiin Axmed Cali Miigane iyo boqorada Naciima Cumar Cali Cawad oo meherkoodu maanta ka dhacay London. Xaflada meherka ayaa ka dhacday mid ka kida huteelada casriga ah ee ku yaala London. Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela. AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS