X

Bahda Araabinews.com waxay tacsi u dirayaan ilma Maxamud Wacays (Dhagjar)

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan geerida ku timi xaaji Maxamud Wacays oo ku geeriyoodey Boorama. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa marxuumka inuu janadiisa fardowsa ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo..

Xaaji Maxamid Wacays ayaa ka mid ahaa odayada sida wey looga yaqaanay gobolada Awdal iyo Jabuuti wuxuuna ka tagey caruur isugu jirta wiilal iyo gabdho. Waxaanan leenay Ilaahay ha idinka samirsiiyo.

Bahda Araabinews.com ayaa si gaara tacsidan ugu diraya xaaskiisa Cadar Dirir Dubad inuu Samir iyo iimaan ka siiyo.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.