Bahda ARAABINEWS waxay hambalyo dhalasho u dirayaan Ilyaas Muxumed Kaamil iyo Xaaskiisa oo mataano ugu dhasheen caasimada Sweden ee Stockhom. Labada mataane oo dhashay caawa oo bishu tahay 11/02/2016 waxa loo bixiyay Xareed Ilyaas Muxumed Kaamil iyo Kaamil Ilyaas Muxumed Kaamil.
Waxaanan leenahay soo barbaara noqdana kuwii anfaca waalidkood, diintooda iyo dadkooda. Waxa hambalyada sidoo kale diraya asxaabta Beljim iyo London.
ARAABINEWS