X

Bahda ARAABINEWS oo hambalyo u diraya dhamaan ummada Somaliyeed munaasabada CIIDA

Bahda ARAABINEWS ayaa hambalyo u diraya dhamaan ummada Somaliyeed munaasabada CIIDA oo berito si caama looga wada ciidayo dalkoo dhan.

Waxaan RABIGA awooda leh ka baryaynaa in uu inooga dhigo maalin farxad weyn soonkii iyo cibaadadii aan soo samaynayna inaga aqbalo.



ARAABINEWS hadaan nahay waxaan akhristeyaasha ka codsanaynaa in ay na cafiyaan haddii warbixino ayna jeclaysan aan soo gelino ujeedaduna maaha shaqsi, urur iyo cidkale wax u dhima laakiin ay tahay in warka la gudbiyo maadaama warka aanad jeclayn uu qofkale ku farxayo.



Waxaan leehay CIID wanaagsan ku ciida, ciidan ciideeda kalana RABI ha inagu gaarsiiyo caafimaad buuxa iyo qofkasta muraadkiisa oo RABI u aqbalo. AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.