X

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya Mukhtar Cali Aadan iyo Hibo Aareeye

Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan Mukhtaar Cali Aadan iyo Hibo Aareeye oo wiil ugu dhashay magaalada Boorama. Wiilkaas oo loo bixiyay Akram yare. Waxaan leenahay Akram yare soo barbaar noqona kii anfaca diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisa.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.