X

Bahda ARAABINEWS oo idinleh ciid mubaarak meelkasta oo aad joogtiin akhristeyaasha sharafta leh

Bahda ARAABINEWS oo idinleh ciid mubaarak meelkasta oo aad joogtiin akhristeyaasha sharafta leh oo aad naga soo booqataan. Waxaan RABI ka baryaynaa in uu cidan ciideeda kale nagu gaarsiiyo caafimaad qab iyo bash bash iyo barwaaqo.

Waxaan u rajaynaynaa umada Somaliyeed in RABI caafiyo kuwii xanuusan ciidan teedana ku gaaraan caafimaad buuxa. AAMIIN.

Waa habeen weyn oo farxadleh waxaan idiin xulney hees ka mida heesaha la qaado munaasabadaha noocan oo kale ah ee RABI ina siiyay.

CIID MUBAARAK

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.