X

Bahda Araabinews oo idinleh sanad cusub oo wanaagsan 1439

Bahda Araabinews oo idinleh sanad cusub oo wanaagsan 1439 oo ah sanadkeena Hijrada oo la soo tirinaya tan iyo mudo hore. Ummad kasta waxay ku faantaa sanadkeeda waxana ku Jira bilaha ugu kheyrka badan iyo kuwa aan la dagaalamin.

Dhamaan bahda Araabinews wxay idin rajaynaysaa sanad wanaagsan, Rabi ha inooga dhigo mid kheyr qaba oo kiisa kale aan ku gaadhno caafimaad buuxa, barwaaqo iyo bashbash.



Sanadkii barwaaqada iyo guusha RABI ha inooga dhigo. AAMIIN YAA RABI



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.