Dhamaan bahda ARAABINEWS waxaan salaan sharaf badan u direynaa ummada Somaliyeed meelkasta oo ay ku noolyihiin iyo gobolkasta iyo tuulo kasta oo ay degan yihiin.
Waxaan fadliga ciidan leenahay hala is cafiyo hadaan Somali nahay, waxaan RABIGEENA nafta ina geliyay aduunkana inagu beeray una noqonayno ka baryaynaa in uu caafimaad siiyo kuweena xanuunsana inteena caafimaad ku soo gaadhay ciidana RABI inoo siyaadiyo inaguna gaarsiiyo dhamaan ciida kale caafimaad buuxa iyo barwaaqo.
Waxaan idiin ciyaaraynaa hees ku haboon marxaladaha noocan oo kale ah oo ku luqeyso fanaanada weyn ee Maryan Mursal.
ARAABINEWS