X

Bahda ARAABINEWS oo leh ummada Somaliyeed CIID mubaarak iyo dalka hooyo oo laga arkay

Dhamaan warbaahinta ARAABINEWS.COM waxay leedahay akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran CIID MUBAARAK iyo dala ay ka mid yihiin Sucuudiga oo inta badan ay la ciidaan wadamada Yurub oo sheegay in la arkey dhalashada bisha Shawaal. Waxaan ummada Somaliyeed Ilaahay uga baryaynaa in uu qalbigooda sku furo siiyana hogaan fiican oo isku keena.

 

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.