X

Bahda Araabinews oo tacsi tiiraanyo leh ka diraya geerida ku timi Cadar Aadan Obsiiye

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun. Bahda Araabinews waxay tacsi tiiraanyo leh ka dirayaan geerida ku timi Cadar Aadan Obsiiye oo saaka xaqii ugu yimi degmada ARAABI ee dawlada Somali galbeed.

Waxaan si gaara tacsi ugu diraynaa Maxamuud Aadan Obsiiye iyo caruurtiisa, Ilma Cabdibuur Aadan Obsiiye iyo Khadiija Aadan Obsiiye.

Waxaan Cadar Aadan Obsiiye uga baryaynaa in RABIGEENA WEYN EE AWOODA LEH uu naxariistiisa jano ka waraabiyo, geeyana janooyinkiisa faraha badan. Aamiin Aamiin.

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.