Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ehelada iyo qaraabada uu ka baxay allaha u naxariistee ruug cadaa Cige Cabdi Axmed oo aad ugu magac dheeraa Cige Mataan oo lagu aasay magaalada Boorama. Waxaan leenahay marxuunka rabi janadiisa haka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo iimaan Rabi haka siiyo.
AAMIIN
ARAABINEWS