Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ehelada iyo qaraabada uu ka baxay wariye Axmed Xasan Cawke oo ku geeriyooday Xalay caasimada ismaamulka Somalida Itoobiya ee Jigjiga. Waxaan marxuunka EEBE uga baryaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.
ARAABINEWS.COM