Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan ilma Sheekh Axmed Hoori oo aabahood Sh Axmed Hoori ku geeriyooday Boorama.
Waxaan RABI uga baryaynaa in uu Sh Axmed Hoori ka waraabiyo janadiisa fardowsa eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS