Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan ehelada iyo qaraabada uu ka baxay Muxumed Intifaac Guuleed oo shalay ku geeriyooday magaalada Boorama.
Waxaan RABIGA awooda leh uga baryaynaa in uu janadii Fardowa ka waraabiyo Muxumed Intifaac Guuleed qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS