Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxa xalay magaalada London ku geeriyoodey Jamaal Cabdi Maxamuud (Cabdiweyne) waxaa tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan ilma Cabdi Maxamuud (Cabdiweyne) oo aan leenahay RABI Samir iyo iimaan ha idinka siiyo Jamaalna RAbi naxariistiisa jano haka wraabiyo.
AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS