X

Bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqor Mubaarak Maxamed Xaaji Cumar iyo boqorad Hana Cumar Kediye

Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqor Mubaarak Maxamed Xaaji Cumar Yaabe iyo boqorad Hana Cumar Kediye oo arooskoodu ka dhacay huteel Rays ee magaalada Boorama maanta. Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela Aamiin. Waxa dhinaca kale diraya hambalyada jaaliyada BC ee Sweden, Beljim, Ingiriiska iyo Cariga Woqooyiga Amerika.

Waxaan u ciyaaraynaa hees ku haboon maalmahan oo kale oo ah gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax. Arooska waa wiilka muraayada xiran.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.