X

Bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan arooska boqorka iyo boqorada Saleebaan Riiraash iyo Fadumo Daahir

Bahda Araabinews waxay farxada la qaybsanayaan boqorka iyo boqorada Saleebaan Riiraash iyo Fadumo Daahir oo meherkoodu ka dhacay London shalay 19/o4/2015. Waxaan leenahay noqdo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela.

Waxaan u ciyaaraynaa heestii rabi lagama waayee arooskiinu raaxiyo waa rays iyo barwaaqo. Mar labaad gurigiinu ha noqdo midkii aad ku degtaan. AAMIIN

HAMBALYO

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.