Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan ummada Somaliyeed munaasabada sanadka cusub ee Islaamka oo maanta kow ah. Waxaan ummada Somaliyeed meelkasta oo ay joogto leenahay rabi ha imnagu gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa caafimaad , bash bash iyo barwaaqo iyo dhibaatooyinka jira oo rabi inaga dulqaado.
ARAABINEWS.COM