X

Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan C/raxmaan Cusmaan Dirir geerida ku timi xaaskiisa

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan C/raxmaan Cusmaan Dirir geerida ku timi xaaskiisa oo ku geeriyootay Muqdisho. Waxaan rabiga awooda uga baryaynaa in uu janadiisa fardowsa ka waraabiyo C/raxmaan iyo qoyska dhamaana uu Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.