X

Bahda ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan ehelada Siciid Maxamed Daahir

Inaa lilaah waa inaa ileyhi raajicuun dhamaan bahda ARAABINEWS waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo ehelada uu ka baxay Siciid Maxamed Daahir Dhawal. Aqoonyahan Siciid Maxamed Daahir ayaa ahaa macalin wax baray dhalinyar aad u farabadan.

Waxaan marxuunka RABI uga baryaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo ehelada iyo qaraabadii uu ka baxayna ka siiyo Samir iyo iimaan.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.